Shir looga arinsanayo aayaha gobollada SSC oo dhawaan lagu qabanayo gobolka Sool + Duco dhalinyarada gobolladaasi.

Degmada Boocame ee Gobolka Sool 6 Bisha 10 aad ee fooda inaku soo haysa waxaa lagu qaban doonaa Shir loogu Magacdaray Shirka Iyo Allebariga Dhalinyarada SSC ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

Shirka oo sida qorshuhu yahay socondoona mudo 3 ciaho ah ayaa looga hadli doonaa Alle bariga kasokow Qodobo ay ka mid yihiin midnimada iyo aayaha Deegaanadaas.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*