DAAWO VIDEO :Xaalada Borama oo kacsan Xildhibaano taageeray jabhada Qorilugud oo lagu xidhay magaalada Boorame.

Ciidamada Booliska Ee gobolka Awdal Ayaa Waxay Xabsiga U Taxaabeen Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibaanad Golohaha Deegaanka Ee Degmada Borama

Xildhibaanada la Xadhay Ayaa Waxa Ay Kala Yihiin Maayir Ku Xigeenkii hore ee borama Xildhibaan Maxamed Muxumad Faarax dheerayste, Xildhibaan xayte iyo xildhibaan indhosheed

Xildhibaanada Maanta La Xidhay Ayaa Waxaa Lala Xidhiidhinayaa Hadal Haynta Jabhada La Sheegay In Laga Abaabulayo Deegaanada Bariga Gobolka Awdal

Geesta Kale Ma Jiro Wax War Ah Oo Ka Soo Baxay Maamulka Gobolka Awdal Iyo Laamaha Amaanka Ee Gobolka Oo Ku Saabtan Xadhiga Xildhibaanada

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. @ Ahmed

    Jumca Mubaarak Marka Hore Sxb

    Marka xiga hadda sheekadi wey Soo dhaaftay
    1-Jabhaddi Caare waa in la qasaasaa
    2- Cidna uma baahnin.

    Maxaa Talo ah Jeegaanti Awal warkoodi wuu sii xumaanaya.

  2. Dab La Ridey

    Jimce wanaagsan Baan ana ku leeyajay sxb.

    Waar wax jira oo buurani ma jiraane, adigu goormaad ka ilbaxeysaa shiidka Wadankaaga Jamhuuriyada Somaliland?

    Caare sharciga wadanka loo jabin maayo. Intaaney Dawlada Somaliland gaadhinba Tolkiis ayaa keeni doonee waxba haka werwerin.

    Qaadhaan ururuntii Caare Xageed isla kareysaan? Woxoogey uu dhowr bilood iskaga qayilo ma’usoo dirteen wei? Kkk

    Mida kale su’aashaan Doraad kubweydiiyay jawaab kama hayo.

    Sarkaalkii Waroos ee Budhleyn ku biirey waxa uu yidhi, Budhley waxaan ku aragney waxaanu ku tuhmeyney sida Mushaharada ama huno la’aan. Taas horeba waa looga dheregsaa oo timirtii horeba dab wey u la’eyde.

    Waxaanse aad u yaabey kolkuu yidhi nimankiinan Waroos hadal mooyaane wax kale kama adkidiin. Markaad qaadhaanka ku yabooheysaan waxaad ku yaboohdaan Shan Shan iyo Toban Toban

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*