Wednesday, September 23, 2020

Monthly Archives: October 2019

DAAWO Degdeg:- Daacish oo uyeelatay Hogaamiye Cusub kadib geeridii Albaghdaadi + Hanjabaad culus oo...

0
Ururka Dowlada Islaamiga ah ee IS ayaa markii ugu horeysay ka hadlay geerida hoggaamiyahoodii hore Abu Bakar al-Baqdadi iyagoo guddoomiye cusubna u magacaabay Abu...

Degdeg:- General Asad Diyaano oo 10Kun oo Dollar uga qayb qaadanaya gurmadka Baladwayne.

4
Waxaan la qaybsanayaa Dhibta iyo Duruufta adag uu keenay Fatahaadda webigu ee ay marayaan walaalaheena ku nool Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, dareenkayaga damqaday...

Somalia oo Dal kuyaal Yurub ka caawisay kahortagga fal dhibaato badan geysan lahaa “Weerar...

0
Dowladda Holland ayaa sheegtay in ay fashilisay Weerar Argagixiso oo ay damacsanaayeen shabakad ka tirsan Ururka Daacish. Saddex qof oo lagu soo eedeeyay dilka Muwaaddiniin...

DAAWO:- Shacaba Laascaanood oo udanqaday Walaalahooda ku dhibaataysan Baladwayne “Gurmad aan loo kala harin”.

1
Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa bilaabay dareen danqasho ah oo ay kumuujiyaan sida ay uga xun yihiin mashaqada halakeysay walaalahooda kunoolaa Gobolka Hiiraan. Shacabka ayaa bilaabay...

Gargaarkii loogu tala galay Baladwayne oo Baaqday xilli shacabku ay baahi badan qabaan.

0
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa lagu waday in ay ka degto diyaarad sida gargaarkii, iyadoona maanta baaqatay sida uu sheegay...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Beesha Caalamka Ka Codsaday In Si Degdeg Ah Ay Uga...

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada naf-badbaadinta...

Degdeg:- Dad kasoo cararay Silaca Alshabaab oo orod kusoo galay Baydhaba.

0
Boqolaal qoys oo kasoo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka shabeellada hoose ayaa waxaa ay gaareen magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Qoysaskan ayaa waxaa ay...

Cabdi Ileey oo Markale isagoo bahdilan kasoo muuqday Maxkamd ku taal Addis Ababa “Hala...

4
Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka soo muuqday Maxkamad ku taalla Magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya. Cabdi oo fursad loo...

QM oo markale shaacisay in la filayo saamayn aan horay loo arag oo kusoo...

0
James Swan oo ah ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arimaha soomaaliya ayaa sheegay in Qaramada Midoobay  ay aad uga walaacsan tahay Qatar bini-aadinimo oo...

AKHRISO:- Khilaafka Galmudug oo Weji kale Yeeshay + Odayaasha dhaqanka oo cabsi kale bilaabay.

2
Odayaasha Galmudug oo Kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada laga badiyo 89 mudane, iyagoona ku goodidiyay...

Caalamka oo Soojeediyey Soomaaliya In Cuna Qabataynta Laga Qaado

0
Magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar ayaa waxaa ka furmay shirka Baarlamaanada Carabta,kaas oo looga hadlay Arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladaha dalalka...

DEG DEG:Madaxweynaha Deni oo Gaadhey Gobolka Sanaag .

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta waxaa uu safar ku tegay Magaalada Dhahar oo ka tirsan gobolka Sanaag,halkaasi oo siweyn loogu...

DAAWO MUUQAAL DEG DEG: Muuse Biixi oo Xabad Dhuunta Uga Dhacday ka Bad baadey...

2
Muuse Biixi Ayaa la Sheegay inay xabad Dhuunta Uga Dhacday uu Ka bad baadey,Dhawac Culus oo Kasoo Gaadhey Xabaadaasi Ayaa la Sheegay Inuu Sameeyey...

DAAWO VIDEO:Faysal cali Waraabe”Soomaaliya Nadaamka Inooga Fiican ,Inaga Nadaam kama Jiro,Beelaha Darafyada Dowladi Siyaad...

1
Faysal Cali Waraabe Ayaa waraysi Dhinacyo badan taabanaya waxaa uu Uga Hadlay xaalada Siyaasada Maamulkaasi,waxaana uu Sheegay Inaysan Dowladnimo Iyo Nadaam Aqoon Reer Soomaliland,Balse...

Cajiib:Gudoomiye Cabdiraxman Cirro oo Qaaday talaabo Soomalinimo Leh,Soomali Badana U Istaageen

1
Cabdiraxman Ciro Gudoomiyaha Xisbiga wadani ee Soomaliland Ayaa Noqday Ninkii Ugu Horeeyey Masuul Maamulkaasi Kana dabqaday xanuunka Dhibaatada Baladweyne ,Wuxuuna Soo Dhigay Fariin uu...

DAAWO:- Shirkadda Hormuud Telecom oo ka wanaagsan Shirkadaha kale ee dalka “200,000 ayaan ugu...

0
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa ku dhawaaqday in ay wareejisay lacag gaaraysa 200.000 oo ay ka qayb qaadanayso ugurmadka dadka ku waxyeelobay saameynta fatahaadaha...

DAAWO VIDEO:Halista Dowladnimada Soomaliya Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif,Sababta Shariif Sakiin U Doorteen.

2
Mucaaradka Ayaa Shacabka Soomaaliyeed oo Biyaha wabiga Hadba Dhinac U wadaan Ku Hor Ciyaaraya Kubada Ciyaarta Siyaasada,Iyadoona dadku Aamin san yahiin Inaysan Ahayn Xiligani...

DAAWO:- Culimada Puntland oo shaaciyay 164kun oo Dollar oo ay ugu deeqeen shacabka Gobolka...

0
Culimada Dowladda Puntland oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland, ayaa sheegay in Gurmadka ugu horeeya ee Fatahaada Magaalada...

XOG:- Somaliland oo loo heysto Lacag Deyn ah oo lagu leeyahay Cali Khaliif Galaydh...

0
Guriga Wasiirkii hore Maaliyada Cawil Ducaale ee Hargeysa ayaa xili Fiidnimo ah ay isugu tageen Wasiir Maxamed Kaahin, Oday Cawil , Wasiir Sacad Cali...

DAAWO:- Somaliland oo Digniin udirtay Shacabka ku nool deegaano katirsan Gobolka Sanaag.

0
Somaliland ayaa digniin ka soo saartay Duufaan la saadaaliyey inay ku soo waajahan tahay Xeebaha Somaliland. Maareeyaha Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka Dabiiciga ah ee Somaliland,...

DAAWO:- MD Axmed Madoobe oo Booqday deegaano uu ku fatahay Webiga Jubba

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano katirsan Gobolka Jubada Hoose oo uu ku fatahay wabiga Jubba. Deegaanadan ayaa...

DAAWO:- CCWarsame oo 500 oo maro-kaneeco ah ugu deeqay shacabka Gobolka Hiiraan

0
Xisbiga Wadajir wuxuu shacabka dhibka ka soo gaaray biyabaxada Beledweyne ugu deeqay 5 maalin oo biyo dhaamis ah iyo 500 maro kaneeco. Wuxuu baaq...

RWasaare Kheyre oo Canaan kala dul dhacay Dalalka taageera Dowlada Somalia

0
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaalladaloogu gurmanayo deegaannada dalka...

DAAWO:- DFS oo mushaarkeeda bisha October ugu deeqday Dadka ku barakacay fatahaada Baladwayne.

0
Madaxweynaha JFS, Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare iyo R/wasaaraha Dalka ayaa mushaharaadkoodi Bisha Oktoobar ugu deeqay dadka Soomaaliyeed oo ay fatahaaduhu saameeyeen, waxaana...

DEG DEG:Xasaanad Ka Qadida Iyo maxkamada Lagu oogey Xildhibaan Cawil daad.

3
Wararka Kasoo baxaya  Magaalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegayaan in Mudanayaal katirsan Barlamaanka Puntland ay kulan deg deg ah ka leeyihiin Qoraalka ka xeer...