Agaasimahii TV-ga Universal oo Hargeysa Lagu Xidhay

Sidaas waxa noo xaqiijiyay Qaarka tirsan Hawl wadeenadda Xarunta Tv-gu ku leeyahay Magaaladda Hargeysa.

Wararkan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliisku ka dhex ka xaysteen Agaasimaha xafiiska Xarunta Tv-ga ee Magaaladda Hargeysa wakhti uu ku guda jiray Hawl qabadkiisa shaqo.

Lama sheegin sababta loo xidhay ama ujeedada ka dambaysa Xadhigiisa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Waa maqli jirnay. Dadka waxaa wanaag ugu jira inay runta isu sheegaan oo u noolaadaan maxaa yeelay khayaal meel lagu ma gaaro. Jabhadii snm la oran jiray been bay Isaaqa ku habaabisay ilaa ay markii dambe ku kala yaaceen markay socon wayday. Reer keli ah baa ku soo haray oo weli beentaas run u maleynaya oo shicibka ku dhibaateynaya.

    Saan hubo kuwa la dhibaateynayo yaa raali ku ah in magaca qabiilkooda lagu dhibaateeyo. Waxaa ka dhintay damiirkay kaga damqan lahaayeen waxaasoo tacadi ah oo waxaa ka dilay dareenka qabyaaladda oo wax walba kala weyn. Anigu ma aqbaleen inuu nin ila hayb ah tuute aan sharci ahayn iisoo xirto oo sabab la ‘aan igu dhibaateeyo wax kastoo dhaca.

  2. Fanax

    Laakiinse adigu waad ogoshahay in uu nin kula heyb ahi suudh usoo gashado kuwa kale eed heyb wadaagta tihiin xaqooda ugu xaqiro. Kolkaas waxaa tidhaahdaa ‘Boowe, cudur kursi jaceyl layidhaa ayaa nagu dhaceye, jiilashiina danbe hanaga warsugaan intaanu dawo dabargoysa cudurkaas u heleyno’. Kkkk

    Puntland marka hab dhaqankeeda la eegey, waxa Soo baxdey maahmaah cusub oo tidhaahdaa, ‘hadaad rabto inaad aragto waxay Puntland beri fali doonto, waxaad eegtaa waxey Somaliland fashey toban sanadood hortood’. Sxb shoode Somaliland ayaad halkan nooga duulineysaa. Toban sanadoodna waad ka danbeysaa.kkkk

    Federaal systemkiina waad ku dhakofaarteen oo waxaad isku heysataan Hooyo dhashey maamul goboleedyada. Hope ay rintey, uur walwaashey oo dhasheyna meynaan arag. Kkkkk

    Xaarmaajona lugta ayuu isinku walaaqayaa oo wuxuu leeyahay, Garacdan Xasan Qoslaaye isku kabkabay ee wecelada aan ka talaabsan Kari waayey igu noqdey iyo hooyadooda beenbeenta ahba waa inaan ka takhalusaa. Kkkkk

    Ala maxaa meesha jacbur raseysan. Kkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*