Daawo:- Beel degta AWDAL oo qaylo afka furatay “Kaahin iyo Biixi nama gumaysan karaa hubkaanu qaadanaynaa”

Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka iyo cuqaasha Deegaanka Gargaara oo hoostagta Degmada Lughaye ee gobolka Awdal ayaa waxa ay si adag uga hadleen dhibaatooyin lagu hayo shacabka deegaankaasi.

Odayaasha Kulmay ayaa waxay sheegeen in xukuumadda Somaliland ay dhibaatooyin baaxad leh ay kuhayso shacabka deegaanka iyagoona tusaale uso qaatay dhibaato loo gaystay odayaal dhaqameed oo dhibaatayn badan kadib xabsiga la dhigay.

Dhinaca kale waxay hanjabaad udireen Wasiirka arimaha gudaha maamulka Hargaysa Maxamed Kaahin oo ay sheegeen inuu ubareereen dhaca iyo dhibaateynta beelaha dega gobolka Awdal gaar ahaan bulshada deegaanka Gargaara.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*