DAAWO:- CCWarsame oo 500 oo maro-kaneeco ah ugu deeqay shacabka Gobolka Hiiraan

Xisbiga Wadajir wuxuu shacabka dhibka ka soo gaaray biyabaxada Beledweyne ugu deeqay 5 maalin oo biyo dhaamis ah iyo 500 maro kaneeco. Wuxuu baaq u dirayaa shacabka Soomaaliyeed in ay gaargaar iyo gacan walaalnimo u fidiyaan shacabka Soomaaliyeed ee Beledwyne ku barakacay iyo kuwa ku go’doonsan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*