DAAWO:- DFS oo soo saartay awaamir kusaabsan waxbarashada oo aad udag “Awaamir aan abid la arag”.

Xilli Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ay wado dadaalo lagu xoojinayo tayadda aqoonta Waxbarasho ee Jaamacada iyo dugsiyada dalka ku yaala ayay maanta Wasaaradda ku dhawaaqday qorshaheeda cusub ee ku wajahan Bareyaasha Soomaaliyeed.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda XFS Feysal Cumar Guuleed oo ka qayb galayay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka ay san wax ka dhigi doonin macalin aan heysan aqoonsiga wasaaradda waxbarashadda marka la gaaro bilowga bisha January sanadka 2020.

Wasiirka ku xigeenka ayaa sidokale sheegay in hadda Wasaaradda ay wado qorshihii lagu diiwaan geli lahaa dhamaan Bareyaasha wax ka dhiga xarumaha waxbarasho ee dalka.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*