DAAWO:- Golaha Guurtida Somaliland oo maanta gacanta iskula tagay ‘Hoolka oo isku badalay goob ciyaal suuq”.

Fadhigii caadiga ahaa ee golaha guurtida Somaliland ee maanta ka dhacay Magaalada Hargaysa ayaa kusoo dhamaaday buuq iyo gacan kahadl dhex maray odayaasha golaha guurtida.

Fadhiga maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa muuqaalo laga soo duubay lagu arkay xildhibaano gacanta iskula tagaya isla markaana is dhaafsanay erayo hanjabaad iyo aflagaado ubadan.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*