DAAWO:- “Goorma ayey Al-Shabaab gaareysaa jawaabtii ay dowladdu balan qaaday in ay ka bixinayso qaraxii 14-kii October”

Qaraxaas oo ahaa kii ugu weynaa oo dunida ka dhaca ayaa sidoo kale ahaa kii ugu dhimasha badnaa ee ka dhaca Soomaaliya.

Madaxda ugu sareysa dowladda Soomaaliya ayaa labo sano ka hor balan qaaday in ay jawaab deg deg ah ka bixineyso xasuuqa loo gaystay dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayay Isgoyska 14-ka October Ex Zoobe.

Halkaan ka Daawo warbixin aan ciwaan uga dhignay “Goorma ayey Al-Shabaab gaareysaa jawaabtii ay dowladdu balan qaaday in ay ka bixinayso qaraxii 14-ka October:

HALKAAN KADAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here