DAAWO:- Haweenka Boosaaso oo hadalo adag kula hadlay Madaxwaynaha Puntland “Deni wuu fashilmay reer bariguna way fahmeen”.

Qaar kamid ah haweenka kunool magaalada Boosaaso ayaa si wayn uga hadlay jahawareerka siyaasadeed ee muddooyinkii ugu dambeeyay Kajiray Magaalada iyo meelo badan oo kamid ah Puntland.

Haweenkaan oo isugu yimid kulan Qarsoodi ah oo ka dhacay Boosaaso ayaa waxay si toos ah uweerareen Madaxwaynaha Puntland oo ay ku eedeeyeen inuu ku fashilmay siyaasadda iyagoona sheegay inuu caburin kuhaya fikirka Bulshada aan ku qanacsanayn qaabka ay wax usocdaan gaar ahaan fikirka Bulshada ku nool Gobolka Bari.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*