DAAWO:- Hogaamiye Kim Joung Un oo sameeyay dhacdo naftiisa halis gelin kartay….

Hogaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong Un ayaa koray buurta wadankiisa ugu dheer isagoo saran Faras, sida ay baahisay warbaahinta Dowladda.

Sawirro ay baahisay KCNA ayaa muujiyay Kim oo saaran Faras cas islamarkaana sii koraya buurta Pektu ee barafku daboolay. Ma ahan markii ugu horreeysay ee uu koro buurta oo dhererkeedu yahay 2,750 mitir.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*