DAAWO:- Madaxwaynaha Puntland oo cambaareeyay Xariga Wasiirka Amniga Jubbaland “Wasiir Janan Abaalgud buu mudnaa”.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid  Cabdulaahi Deni oo Khudbad ka jeediyay Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madaxamed Islaam Madoobe ayaa soo hadal qaaday Xariga Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Deni ayaa sheegay in wasiirka amniga Jubbaland uu san mudnayn Xarig taas badalkeena uu madanyahey in abaalgud la siiyo Maadaama uu sheegay in uu qayb ka qaatay Nabadgalyada Soomaaliya gaar ahaan Jubbalnd oo sheegay in uu wax badal kula dagaalamay Al shabaab.

“Wasiirka amniga Cabdirashiid Janan xarig ma mudna abaal marin buu mudnaa waayo wuxuu la diriray argagixisadda waxaan dalbanaynaa in xoriyadiisa la siiyo” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

HALKAAN KADAAWO KHUDBADDA OO DHAMAYSTIRAN

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Asc Suldaan Dab La Riday salaan gobeed iga hano. Mar dhaw baan arkay fariintii aad page hore noogu maca salaameysay. War suldaan safar salaama Ilaahay ha kaaga yeelo oo soo noqo adoo nabad ah. Meesha waa lagaa tabi doonaa sxb is maqal dambe oo wacan.

  2. Sida laga dareemayay saxaafadaha iyo baraha bulshada waxaa dagaal dacaayad ah oo kulul ka dhex oognaa madaxda DFS iyo Axmed Madoobe. Sida xafladda caleema saarka loo agaasimay waxaa muuqata in dagaalkaas uu si fiican ugu raayay Axmed Madoobe.Saan u arko DFS aad bay ugu liidataa xirfadda dacaayadaha iyo wacyi galinta. Waxaa u arkaa inay taasu DFS ku tahay gool ay ayadu iska dhalisay.

  3. ASC.
    KU;Fanax.
    War ma Dab La Riday baad ugu yeeraysaa Suldaan?War ninku waa Faysal Cali waraabaha reer puntlaan oo kale oo isagaan u haysanaa in uu naga horeeyo Faysal.Waa faysalka reer puntlaan.
    fadhi-ku-dirir-dhab- ha-moodin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*