DAAWO:- Maxkamadda Sare oo dhawaan qaadaysa dacwad udhaxeysa RW.Kahyre iyo Sheikh Shariif.

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa ku dhawaaqday in dhawaan ay qaadayso dacwad udhaxeysa Madaxwaynihii hore ee Somalia Sh.Shariif Sh.Axmed iyo Rwasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre.

Qaaditsa Dacwadaan ayaa timid kadib markii dhawaan xisbiga uu hogaamiyo Shafiir Sheikh ay gudbiyeen dacwad ka dhan ah xukuumadda Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

HALKAAN KADAAWO

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*