DAAWO:- MD Deni oo Reer Bariga kala kulmay soo dhaweyn maqaamkeedu hooseeyo “Barakacayaal la abaabulay”.

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay dad ubadan barakacayaasha magaalada kuwaas oo ay soo abaabushay dowladda hoose ee degmada.

Wafdiga madaxwaynaha oo Kismaayo kaga soo qayb galay Caleemasaarkii madaxwaynaha Jubbaland ayaa waxaa soo laabashadooda ay imaanaysaa xilli dadka reer Boosaaso ay saluug badan ka qabaan hanaanka siyaasadeed ee madaxwaynaha iyo xukuumadiisa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*