DAAWO MUUQAAL DEG DEG: Muuse Biixi oo Xabad Dhuunta Uga Dhacday ka Bad baadey Muuqaal La Qarinayey.

Muuse Biixi Ayaa la Sheegay inay xabad Dhuunta Uga Dhacday uu Ka bad baadey,Dhawac Culus oo Kasoo Gaadhey Xabaadaasi Ayaa la Sheegay Inuu Sameeyey Sida Odayaal cadaynayaan.

Hoos Video Ka daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Haddee waa dagaal ooge iyo dhiigya cab kasta abaalkiis inay xabadi meel kasta ka dubto. Ma awal buu ahaa sheekh khayrka ka shaqeeya hadduu dhintana?

  2. fanax

    Gartu sow Alle ma taqaan, ninkani dadkiisa ayuu badbaadinayay, wuuna u bareeray in uu dhinto ama uu wax dilo, sidee kaluu yeeli lahaa, oo adiguba sidaasaad yeeshay ama yeeli lahayd hadii dadkaaga cadaw kusoo duulo.

    wax kastaba ha ahaatee dhibku cid walba wuu gaaray, isagase waxaa usii gaar ah inuusan ilaa hada ka caro baabi’in wixii soo maray oo ay ku kalifayso dumarka uu waraysto oo soo xusuusiya, naagahana cadaawadoodu ma dhamato waligeed, waxana u roonayd inuu iska hilmaamo latashigooda waayo meel gaarsiin mayaan.

    hadana kuwo hopre oo gaboobay ayuuba u dirsaday wadahadalo iyo citiraaf raadis aan la garanayn meel ayku danbayn doonto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*