DAAWO MUUQAAL:MD Farmaajo oo Bahdiley Mucaaradka Qudbad Cajiib Tageerada Barlamaanka U Mujiyey.

: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhigan ayaa dul-istaagay muhiimadda sharciyada uu meel mariyey muddadii la soo dhaafay, kuwaas oo gundhig u ah aas-aasidda qarannimo Soomaaliyeed oo taabba-gal ah, sharciyadaas waxaa ka mid ah, Sharciga Dhismaha Guddiga Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa, Sharciga Isgaarsiinta Dalka iyo Sharciga Dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka.

: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Qudbadiisa Waxay Muujisay tageerada Barlamaanka Dowladiisa U hayso,waxaana Inta uu Hadalka Jeedinayey sacabka Iyo Heesaha Tageerada Loogu Muujinayey Madaxweynaha Soomaaliya.

Halkani ka Daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. ASC.
    Mucaaradka xamar waa hal beel.Beeshuna waxay u baratay adduun dhaqaalo oo la kala boobo oo ma aha dad u jeeda dawladnimo iyo soo celinta qarankii soomaaliweeyn ee ay ayagu markii horeba dumiyeen.Waa wada Dhaqaalo doon ee wadani doon ma aha.Markay ahaayeen madaxweynayaasha iyo wasiirada maxay u qaban wayeen waxay hadda ku eedaynayaan Ina farmaajo?

  2. Doqon qabiiliiste dadka maxaad u moodaa sidaadoo kale. Farmaajo markuu soo hadal qaado Puntland waata cay iyo aflagaado ku qaadid laakiin markaad maqashid mucaaradka Muqdisho waxaad la safaneysaa Farmaajo. Qabiiliiste.
    Maka Al Mukarama xataa hadii aad tagtay Qabyaalada kaama soo dhaqmin, oo safarkaadi waa qasaaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*