DAAWO:- Puntland oo ka hadashay tirada iyo magacyada Maraakiib laga leeyahay dalal shisheeye oo si sharci darro ah uga kaluumeysa xeebaha Puntland.

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Faarah Cawaash Oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada Maraakiib laga leeyahay dalal shisheeye oo kalluumeysi sharci darro ah xeebaha Puntland kawada.

HALKAAN KADAAWO

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Farah Cawaash Beeldaaje Oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay ku raadjoogaan Maraakiib Kalluumeysi sharci darro ah ka wada xeebaha Puntland

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Farah Cawaash Beeldaaje Oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada Maraakiib laga leeyahay dalal shisheeye oo kalluumeysi sharci darro ah xeebaha Puntland kawada.

Posted by Kasmaal Media on Tuesday, October 15, 2019

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*