
Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa bilaabay dareen danqasho ah oo ay kumuujiyaan sida ay uga xun yihiin mashaqada halakeysay walaalahooda kunoolaa Gobolka Hiiraan.
Shacabka ayaa bilaabay olole ay ugu gurmanayaan dadka Baladwayne ku dhibaateysan iyadoona dhalinyaro soo xidhtay Dhar isku eg madaxana kuxirtay Maro Casaan ah ay suuqyada magaalada la dhex marayeen boorar iyo sameecado iyadoona dadka ay bixinayeen hadba wixii taagtooda ah.
Kuwi iyaga loo Gurman lahaa oo laga xoreyn lahaa iidoorkan wareersan ayaa Dad kale Gargaar u fidinaaya oo u gurmanaaya ?
Kuwan wale iyaga u baahan in loo gurmado !