DAAWO:- Sheikh Axmed Mursal wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyay ee dhir ku beera Villa Somalia “65 Sano ayuu shaqeeynayay”.

Allha u naxariisto Sheikh Axmed Mursal. Waxa uu Villa Somalia ka shaqeynayay 65 sano oo la soo dhaafay, 1954 oo ku beegan markii calankeenna la saaray ayuu ku soo biiray. geedaha madxtooyada oo dhan isagaa beeray. Waxa uu la soo shaqeeyay dhammaan madaxweyneyaashii dalka soo maray.

Waxa uu geeriyooday 6 maalmood ka dib sanad guuradii 65aad ee Calanka Allaha u naxariisto

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Shiikh Axmar Mursal iyo mawtideena oo dhan Allaah (swt) ha u wada naxariisto.Dad badan oo dalka iyo dadka u soo shaqeeyey mudo dheer baa xamar lagu qashay.Dadkaasu way badan yahiin.Waxaana ka mid ahaa General Dhago Badan oo 48 sano ka soo hawlgalayey miltariga soomaaliya waliba qeybta koowaad ee Miinada.Mooryaan an sharaf lahayn baa xamar ku qashay wakhtigii maamulkii liitay ee Xassan Shiikh.War mooryaan waligiis waa iska mooryaan oo wanaag ma leh.Meeqay Caqil iyo dad sharaf lahaa qasheen Mooryaantu?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*