
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa ku dhawaaqday in ay wareejisay lacag gaaraysa 200.000 oo ay ka qayb qaadanayso ugurmadka dadka ku waxyeelobay saameynta fatahaadaha ay ka geysteen qaybo badan oo kamid ah gobollada Dalka.
“Waxaan dhibaatada iyo xanuunka la wadaagaynaa dadka uu ku soo fatahay wabiga Shabeelle, kuwaas oo ka barakacay magalada Baladwayne, waxayna Shirkadda Hormuud Telecom ku deeqday lacag dhan $200,000”.
HALKAAN KADAAWO
Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa