DAAWO VIDEO CEEB ADUUNKA:Fanaan somaliyeed oo uur ku ankiray gabar. QAMAR SUGAANI

Muuqaal Baraha Bulshada Lagu Wareejinayey Ayaa Muujinaya Gabadh ka Cabanaysa Inuu Uur U Yeelay Fanaanka Soomaaliyeed ee Reer Hargeysa Qamar Suudaani oo kadib Ku Inkiraya Gabadhani ,Waxaana uu U Sheegay Inuusan Isagu Dhalin.

Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Way istaahishaa in lagu inkiro UUR xaaram ah.Waayo ayadaa markii hore raali ka ahayd arintaas foosha xun.Markii u xaalku ku xumaaday bay leedahay ninkaas baa saas i yeelay oo wuu igu inkiray.Haah oo waa sax in uu inkiro wax xun.Haddii ay sheekadu run tahay labada qofba waa dambaabeen ee Ilaahay (swt) ha u soo noqdeen oo dambi dhaaf ha warsateen.
    Ilmo wacal ah ninkii ku dhalay wacalnimada uma banaana in uu qaato.Wayo ilmaha wacalka ah wax kuma leh dhaxalka ninkii ku dhalay sharcidarada.Wiilka wacalkaah salaaduu ka jabiyaa gabar uu sharci ku dhalay ninka isaga xaaraamta ku dhalay.wacal iyo ninkii ku dhalay wacalnimada shaqo iskuma leh bay wadaadadu yiraahdeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*