DAAWO VIDEO DEG DEG:Odayaasha Iyo Wax Garadka Soomaliland”30 Sano Ayuu Faysal cali Waraabe Caynayey Soomaliya Ha Joojiyo cayda Muqdisho”

Wax Garadka Soomaliland Ayaa Markii ugu Horeeyey ka Hadlay cayda Joogtada ee uu Faysal cali waraabe u gaysto Bulshada Soomaaliyeed Iyo Dowlad Nimada Soomaaliya,Waxayna ku Tilmaameen Maanta hadal wanaagsan Soomali Inay U bahan Tahay.

Caaqil Cabdirisaaq Askar Ayaa Sheegay Inay Shacabka Soomaaliland iyo Maamulka Soomaliland Looga Bahan yahay Inay Joojiyaan cayda Soomaaliya 30 sano lagu wadao,Halka Soomaalida Aysan caayin soomaliland Hadal Dhib Ahna Aysan saxaafada U marin.

Caaqil Cabdirisaaq Askar Ayaa Hadalkani ka Sheegay Goob Siyaasin Soomaliland Raali galin uga Bixinayeen caydii faysal cali Waraabe uu u gaystey Dowlada Jabuuti.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Hadalada faysal Cali la isuma sheego oo meesha lagama qaado.Waayo waa waxan qeymo lahayn.Waxaan qeymo lahayna dhug looma yeesho.War iskadaaya faysal ha iska hadlee.Maalmo ka hor dadkuu caayey buu haddana ammaanayaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*