DAAWO VIDEO :Qiso Wariyaal Qaraxii Soobe Ka Bad Baadey oo Ka Sheekeeyey Sheekooyin Naxdin leh.

Inta Badan Wariyaasha Ayaa La kulma Dhibaato Xoogan,Taasi oo Ah Xadhig Iyo Dilal,Sidoo kale Dhacdooyin badan oo Ay ka Bad badeen Ayaa Jira wariyasha,Hadana Mohamed Shiine Iyo Koronto Ayaa Ku Sugnaa Goobta Qaraxa Soobe..

Video Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Asc.
    Qaraxii Soobe waxaa ku dhintay baa la yiri inta u dhaxaysa 800 illaa 1,000 qof oo masaakiin garab rarato ahaa.Waxaa kaloo la soo qoray in ay dadkaas dhintay ku jireen 198 hooyooyin oo ka tagay 333 caruura.Waxaa kaloo ku jirey aabayaal badan oo ayana ka tagay carooro badan.Waxaa ayana meeshaas ku dhintay dhalinyaro badan oo qaar arday ahaayeen.Waxaa kaloo jira dad wali la la yahay raqdoodii iyo ruuxoodiiba.
    Calaa kulli xaal wali ma arag meel lagu yiri dadkaas ama qofkaas baa ka masuul ah dambigii halkaas ka dhacay.Dadkii goobtaas ku naf waayey waxay u badnaayeen beesha habar Gidir baa la yiri.Nimanka habar gidir ee habeen iyo maalinba xag-xaganaya Ina farmaajo kama hadlaan dadkoodaas la xasuuqay oo maba oga wixii dhacay.A.Cabdishakuur,Fiqi iyo Mahad Salaad waxay ku mashquulsan yahiin ka sheekaynta dhaliilaha Ina farmaajo.Mase arkaan dhibaatooyinka ku habsaday beeshooda Habar Gidir oo maanta la meel ay ku gabadaan.Waxay ahayd in ay marka hore soo xaliyaan arimaha beelahooda wixii ay ka qaban karaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*