DAAWO VIDEO :XOG Culus Kacdon xasan.Sh Iyo Sh.Sharif Ka Dhana oo muqdisho ka Socda.

Kacdoon ka Dhan Ah Madaxweynayaashi Hore ee Sheekh Shariif Iyo xasan Sheekh maxamud Iyagoo ku Eedaynaya Shirka Kismaayo iyo Inay kenya Heshiis Kula Yahiin Arinta Kismaayo.

Hoos Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. ASC.
    Labada nin ee reer Mudulood ugu yaraan lix sano bay xamar ka soo ahaayeen madaxweynayaal ee maxaa muuqda oo ay soo qabteen sanooyinkaas badan?Waa waxba.Haddiiba ay waayahoodii waxba tari waayeen soomaali uma baahna MEESHA JOOG WAXNA KAMA TARE.Labaduba waa cadawga koowaad ee reer puntlaan iyo puntlaanba.Kumana habboona in ay labadaas nin qabtaan xil damboo ay soomaaliweeyn leedahay.

  2. Kuwanu waa Haaweydii seynta lahayd oo seyn la’. Haddee ridu hadday leedahay dabadeeday ku qarsan lahayd. Kuwanina waa la mid laakin murayaad ayaysan weli isku eeginee seyn faalash ah bay tooda ku dadan lahaayeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*