DAAWO VIDEO YAAB LEH: Ganacsade Soomaaliyeed oo Nairobi Islii Laga Dhacay 60.Kun oo Dollar CCTV Duubtay Qaabki Loo Dhacay

Ganacsade Sarifle Nairobi Gar Ahaana Xaafada Islii Ayaa Laga Dhacay Lacag ka Badan 60 Kun oo Dollar,Waxaana camirada CCTv Duubtay Tuugadaasi oo Ninka Mashquuliyey Kadibna Ka Dhacay lacagtaasi Tirada Badan.

Ninkani oo Ana La Ogayn In Maankiisa la Badaley,Hadana Waxay tuugadani Guranayaan lacagti Guud Ahaan,Iyagoona wax Sarif Ah u celin ninkani.

Halkani Hoose Video Ka daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Dab laridey

    Meeshaan wax sixir ah majiraane waa dad xawayaan wada ah oo aan garanayn sida nolosha loo hagaagsadao. Marwalba waxaad maqlaysaa nin baa la dhacay iyo mid baa dahab laga xoogay. Wuxu inay xoolo yihiin hanti farabadan iyagoo wata ayay bac yar ku qaadanayaan kaligood, qof baniiaadam ah kaxaysan mayaan oo cid wax u sheegi mayaan oo xitaa ku tala galimayaan in la ilaashan karo oo la daba joogi karo. xay ka dhibi lahayd haduu laba nin soo kaxaysan lahaa oo qado ka bixin lahaa, maxay ka dhibi lahayd haduu kala yaryaraysan lahaa, maxay ka dhibi lahayd haduu u qaylo dhaamin lahaa dadka agjooga intuu sidii bakhtigii dhulka isku rafinayo. Maalin walba ay ka dhacdaa meel kasta ooy joogaan soomalidu waana la isu wada shegaa, oo tuugadu waxay ku leeyihiin badaw soomaali ah oo maro wax ugu duuban tahay raadso oo dabagal.

    Waxaan jeclaan lahaa kuwa miidiyaha inay arintan daba galaan oo duubaan riwaayad ama barnaamij warbixin ah oo dadka lagu wacyi galinayaayo.

    hadaan sidaa wax laga bedelin maalin dhow dharka aya laga wada furanayaa, waadna aragtaan habeen walba sida loogu furto islii oo hadana ay isugu sheekaynayaa xalay baa la ifurtay iyo hadaa nigiskii la igala baxay.

    dad habaar ilaah qaba bay soomalidu u badan tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*