DAAWO VIDEO:Cabdiraxman Cabdishakuur,Sheekh Shariif Iyo Xasan Sheekh maxamud Qaabkii Kismaayo Loogu Soodhaweeyey

Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliya Ayaa Intooda Badani tagey magaalada Kismaayo halkaasi oo xaflada caleema Saarka Xaflada Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Madoobe) Ka Dhacayso.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynayaashii hore ee JFS Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kale oo Wehelinayay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka ah iyo hogaamiyayaasha qaar kamid ah Xisbiyada dalka kuwaas oo ka qaybgalaya munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland.

Cabdiraxman Cabdishakuur,Sheekh Shariif Iyo Xasan Sheekh maxamud Ayaa Siweyn Loogu Soodhaweeyey Magaalada Kismaayo,waxaana laba Diyaarad oo kala Hogaaminayeen Hogaamiyaashani Mucaaradka tageen Kismaayo.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Sagaal Nin oo Walaalo ah Sideenaas
    Saddex isku Reer Yihiin Sidiinaas

    Bal Maxa isku soo Daray Saddexdan mooryaan ee Tuugada ah
    1-Mid wuxu xaday 170 Million…….Xassan Xoolo
    2-Mid wuxu xaday 65 Million ……..Shaydaan Shariif
    3-Mid wuxu xaday 130000 Dollar weliba masaajid ku yaala London/UK ayu kala soo cararay.

  2. Salaan gobeed Suldaan Dabka.

    Olol xun baa laga qaadaa xoolaha xaaranta ah oo weliba boob iyo dhac dadka masaakiinta ah looga xaday. Kuwanu xishood iyo xayo caado u ma leh oo intaa aad sheegtay waxay u ahayd kabbasho. Toodu waa bililiqo la sharciyeeyay oo geed loogu soo gabban. Dhulkeena iyo hantideena un waa in aanu hangool dheer kaga qabano suldaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*