DAAWO VIDEO:Cajiib Passaport Somaliga oo Markii MD Farmaajo Qaatay Kuwa Ugu Awooda Badan Noqday Meel Adan Filayn Gaadhey

Waxaa sanadkan loo tartamayay laba Boos oo loogu magacdaray Baasaboorka ugu awoodda badan adduunka, iyadoo ay ku tartamayaan labada Dal  ee ugu sarreeya qaaradda Aasiya.

Hadda, Sida Muuqata rubuc qarniga ugu dambeeya , Japan iyo Singapore waxay haystaan booskooda sida baasaboorada ugu saaxiibtinimo badan adduunka.

Taasi waa aragtida Tusmada Baasaboorka ee Henley, oo muddo si joogto ah u cabiraysa marin u helitaanka dukumintiga safarka ee waddan kasta uu awoodo.

Baasaboorada Singapore iyo Japan ayaa kaalinta koowaad ka galay qiimeynta iyadoo ay ugu mahadcelinayaan labaduba Aduunka .

Kuuriyada Koofurta ayaa kaalinta labaad la jirta Finland iyo Jarmalka, iyadoo muwaadiniinta dhamaan seddexda dal ay awood u leeyihiin inay galaan 188 maamul oo adduunka ah ayagoon haysan fiiso hore.

Soomaaliya Ayaa Kor Usoo Kacday waxayna Hada La Awood tahay Passaport ka Dalka Pakistan oo Dowladaha Waweyn ee Nuclear ka Mid Ah

Hoose Ka Daawo

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*