DAAWO VIDEO:Colaad u Eg Tii Sadaam Xuseen oo Lagu Hayo Erdogan NATO oo Difaacdey.

Turkiga Ayaa Qiraya In hada Xirirka Maraykanka Iyo Turkiga Yahay Mid Sii jiri kara,Meel wanaagsana Marayey.

Iyadoo intaasi oo Dhan Jiraan Hadana Maraykanka Mar kasta Turkiga Dagaal kii Ciraaq Lama Gali Karo,waxaa yaala Gudaha Turkiga Xarumaha Saldhigyada Hubka Nuclearka ee Maraykanka,Sidoo Kale Turkiga Waa isku Xidhka Yurub,Bariga Dhexe Iyo Aasiya.

Laakiin Dhinaca Carabta Marka Laga eego Waxay u Egyahay Inay Dalka Turkiga u Colaadinayaan Sida Ay U Colaadinayeen Sadaam Xuseen Iyo Sida Markasta Sucuudiga  Ay u Jeclaayeen In Awood Kale oo muslim Aysan Aduunkani ka Jirin.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*