DAAWO VIDEO:DEG DEG Imaraadka oo 23malyan Dollar Gaysey Kismaayo Safarka Deg Dega Farmaajo Adis Sababa.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin la musuq maasuqa doorashada soo socoto.

Shariif Sheekh Axmed ayaa dowladda hadda jirta ku eedeeyay Caddalad daro wada gaartay dalka oo dhan Muwaadiniinta Soomaaliyeed lagu dhibaateeyay.

HALKANI RIIX VIDEO

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Haddee in marba kis yar meel Soomaaliya ka mid ah lagu sadaqeeyo waxaa sababay Hawiyahan dalka carqaladeynta ku dayn waayay oo inay heer federaal iska qabato ka hor taagan. Towfiiq xumaa soomaali halkaa dhigtay maxaa yeelay maanta si sharaf leh baa sida dal jira loo la macmiili lahaa oo hanti badan uga soo xaroon lahayd. Hawiyaha toodu waa kula lihi kaa lihi markaasi saas qaran lagu ma noqon karo. Anaga waxaa naga go’an in aanu inteena barakeysano oo si fiican ugu caano maalno. Wax yar nagu sima waa arki doontaan heerkay Puntland iyo Jubbaland dhawaan is gaarsiin doonaanee.

  2. Fanax Hawiyaha iyo waxa aad sheegeyso waa maxay Kismaayaa lacag la geeyay ayaa lagu yiri marka ma cajalad kale ayaad rabtaa inaad dadka u daartid filinkaa waa qarxay Hawiye waa dadka keliya ee dawladnimada ogol oo dalka Soomaaliya canshuurta dhiiba Soomaali qabiil walba lehna la jooga Muqdisho oo weliba mushaar ka wada qaataan adeeradaa lana shaqeeya dawlad walba oo Soomaali dhisato adeeroow sheekadaas eey ayaa cunay, Imaaraat yaa la socda oo ay ku shaqeystaan Soomaaliya waxaan maqli jiray hasha iyadaa cuneysa cabaadeysana walaale lilaahi iyo laqdabo meel ma wada galaan Hooyada iga dheh.

  3. Asc wr wb soomaali waa dad Caqliga ka Liita. Maamul goboleedyada waa adoomo ushaqeeya armani, dawladana Caqli maleh. Outlandish ninja hogaamiye ee Deni waxaa ceeb ku ah inuu fashimay ogaadeen shacabka puntland inuu yahay Damuljadiid.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*