DAAWO VIDEO:DEG DEG Turkiga oo Guulaystey Trump oo Halyey Ku Tilmamay Kadib Heshiis Xabad Joojin.

madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ayaa sheegay in Washington iyo Ankara ay ku heshiiyeen xabad joojin waqooyiga bari ee Siiriya, halkaas oo Turkiga uu ka bilaabay dagaal todobaadkii hore in ay dib uga riixaan dagaalyahanada Kurdiyiinta ee ka soo jeeda gobolka xudduudka.

Isaga oo ku amaanaya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Trump wuxuu yiri: “Waa cadawga hogaamiyaha. Wuxuu sameeyay wax sax ah. Xushmad weyn ayaan u hayaa madaxweynaha.”

Qoraalka buuxa ee wadajirka ah ee Turkiga iyo Mareykanka.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*