DAAWO VIDEO:Dr cali Khaliif Galaydh oo muqdisho Uga Duulay Hargeysa Muuqaal iska Sii Hor Mariyey Si Loo Xidhin Hargeysa”

Cali khaliif Galaydh Ayaa Shaaciyey Inuu muqdisho u Duulay Mudo Dheer Kadib Balse waxaa uu saxafada iskaga Sii Hor Mariyey Inaan Garoonka Diyaaradaha Hargeysa Lagu Xidhin ,Sidaasi darteeda Wuxuu Sheegay Heshiiskii Meel Fiican Inuu U Marayo Khaatumo iyo soomaliland.

Hadalkani Ayaa loo Qaadanaya Inuu yahay sababta Iyadoo uu ka Shaki qabey Inuusan Dib ugu soo laaban Karayn hargeysa Hadaii hada uusan Sii Sheegin sababta uu Muqdisho ku tagayo.

Halkani Hoose Video ka daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

11 Comments

    • Dhulos waa dad qiimo leh oo iibsi galo. Laakiin wali ma aragtay wax Warsangeli rabo in iibsado. Jawaabta waa Maya.
      Marka dadka aad aflagaadeeneysid in aad iska ka dhaaftid orodoo ku soo fikir sid aad qiimo u yeelan lahayd oo shaxda siyaasadda uga muuqan laheeyd adigo iska dhaafaaya caytanka sida dumarka oo kale.

  1. Suldaan Dabka waa saxsan yahay oo Cali waa khasiis akhasunaas. Nacalaa qurunkuu yahay iyo damiir xumadiisa ku yaal.

    Suldaan salaan gobeed iga hano.

  2. Wagar! Karogoo laba saar, oo maxeey usoo daayeen horta? Anigu waxaan kula talin lahaa s land inuusan kafakan ninka walle sirtiina dhan buu bixin haduu indika fakado cali waree! kkkkkkkk

    Suldaan Dab la riday io Fanax waan idin salaamay.

    Horta Atoore, mingistume io mr Cawad meel kusheega hope you are all well guys!

  3. ASC.
    KU:Dab La Riday.
    Marka hore cayda la caayey Cali Khaliif waa qalad oo cay inagama mudna.Hase ahaatee Cali wuu ceebeeyey beesha Ilma saciid Harti oo meekhaankii ay lahaan jirtay buu hoos uga dhigay 100%.Hadda ka hor yaa arkay oo maqlay dhulbahante magan u ah beelkaloo soomaaliyeed?Meeshuu Cali baryada u tagay hargeeysa maxaa u diiday in uu u dhaxeeyo Laas caanood iyo Garoowe oo uu halkaas SHAARIBADA MIIQDO?Halkaas buu ku xalin lahaa arimaha dhulbahante oo dhan.Waxuuna noqon lahaa Oday harti ah oo waliba aqoon yahan ah.Isla markaas magaalada gaalkacyo si aada baa looga soo dhaweeyn lahaa Cali.

  4. @ Gabar Harti

    Ind Salaan sharafti Gabdhaheena Qiimaha leh ee Somaliyeed ayaan Hawada London Kuu soo Mariyey.

    Prof Cusman Cawad weli wuxu ku maqan yahay Kenya Caawana wuxu jooga Nairobi.

    Islaan Mingis Tume waanu u xiisnay wale warkiisa ma hayo inkasto oo aanu wada degan nahay West London.

    Gabar Harti Ind ”” Nice to See You ””

  5. Suldaan Dab La Riday masha Allah wll aad io aad baan uGu faraxsanahy inaad kulli nabad qabtaan Alxmdllh. ditorkeenina hasoo nabad noqdo Insha Allah aamiin. Waxan umaleen oday Cali waa escape lol!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*