DAAWO VIDEO:Faysal cali Waraabe”Soomaaliya Nadaamka Inooga Fiican ,Inaga Nadaam kama Jiro,Beelaha Darafyada Dowladi Siyaad Baray Inooga Aar Gudayaan”

Faysal Cali Waraabe Ayaa waraysi Dhinacyo badan taabanaya waxaa uu Uga Hadlay xaalada Siyaasada Maamulkaasi,waxaana uu Sheegay Inaysan Dowladnimo Iyo Nadaam Aqoon Reer Soomaliland,Balse Soomalida Kale Uga Fican tahay Nadaamka Iyo Dowladnimada.

Sidoo Kale faysal cali Waraabe Ayaa Sheegay In isku Dhacyada Beelaha Sanaag sabab u tahay Inay Beelaha Soomaliland Dega Qaarka Mida,waligoodba Tageersanaayeen Dowladi Militryga,Sidoo kale Wuxuu Eedayn Dusha ka saaray Puntland Inay Dhibaatada Duminti Dowlada Dhexe Iyaga Bilaabeen.

Dhanka Jamhuuriyada Jabuuti Ayuu mar kale Weerar Ka Qaaday isagoo Sheegay Inay Diideen Inay Aqoon sadaan Soomaliland,Ayna Doonayso Jabuuti Soomaliya Midnimadeeda Inay Siijirto.

Hoose Video Ka daawo

Faysal Cali Waraabe oo Qiraya in Beesha Dhex Maahe Beelaha kale Somaliweyn Rabaan

Faysal Cali Waraabe oo Qiraya in Beesha Dhex Maahe Beelaha kale Somaliweyn Rabaan

Posted by Mohamed Shiine on Wednesday, October 30, 2019

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Haddee beelahaanu Siyaad Bare ayaa kun goor kaa xigee maxaa adiga ayaga kaa khuseeya dameer yahow afka ka dhuudhuusa?

    Waraabe inuu duur cidlaa micno daro iskaga ciiyo waa caadadiisee ceeb kuma ahan. Afka ka dhuudhuus oo dabadana ka daadaacso ximaar waaxid.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*