DAAWO VIDEO:Halista Dowladnimada Soomaliya Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif,Sababta Shariif Sakiin U Doorteen.

Xogta Shiine

Mucaaradka Ayaa Shacabka Soomaaliyeed oo Biyaha wabiga Hadba Dhinac U wadaan Ku Hor Ciyaaraya Kubada Ciyaarta Siyaasada,Iyadoona dadku Aamin san yahiin Inaysan Ahayn Xiligani wakhti Siyaasad Laga Hadlo badalkeeda Halka Dadkaasi loo Gurman lahaa Dhibaataysan.

Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Ayaa Ka Hadlaya Inay Doonayaan Doorasho Qof Iyo Cod Ah Balse Su’al Mudan Jawaab waxay tahay ,Yaa Laga Helayaa Codkaasi Dadkii Codka Laga Doonayey Haday yahiin Kuwa Dhibataysan oo Aysan ka Damqanayn.

Sidoo Kale Sababta Shariif xaasan Gudoomiye Kuxigeen ugu Doorteen Mucaaradka Ayaa Ah Inuu Yahay Nin Inta Badan Soo Jiidi kara Xildhibaanada 60 ka Badan ee Digil Iyo Mirifle Doorashada Soo Socda.

Lakiin Su’al kale Ayaa Ah Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif ma Ogyahiin Inuu Shariif xasan yahay Musharax Doorashada soo Socota Isaguna Ku Mintidi Doono Inuu Codadka Xildhibaanada Digil Iyo Mirifle Helo?

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*