DAAWO VIDEO:Jaahwareer Ka taagan Gobolka sanaag Dagaalka Puntland Iyo Soomaliland

Gobolka Sanaag waxaa Mudo sanad ka Badan ka Taagan xaalad Jahwareer Siyaasadeed Kadib dagaalada Puntland Iyo soomaliland,Puntland Ayaa u Muuqanaysey inay Ku Awood badatay Gobolka,Iyadoo hadalkii taliyaha Mamaulka Soomaliland kalsoonida Shacabka Kasii Qaaday.

Boqolaal Ciidamada Ayaa kU Biiraya maamulka Puntland Inkasta oo ciidamadaasi Aysan wax dagaal faa’ida Soo kordhin ama Dagaal la Galin maamulka Soomaliland ,hadana Ciidamada Puntland ku biiraya Ayaa Tiro batay.

Soomaliland oo jahwareer gobolka ka Haysto mar kasta oo ciidamo shir qabtaan gobolka Sanaag puntland ku biirayaan,Iyaguna axay baadiyaha Fog Geeyaan Ciidamada ceerigaabo Gudaheeda,Iyagoo doonaya Inaan magaalada la Arag Ayey Banaan ka magaalada Ka Hadlaan.

waxayna Sheegaan Inay yahiin ciidamada Soomaliland ee hadba Gobolka Ay ka Hadlayaan,halka Ay baadioyaha ka Hadlaan Si loo ogaan halkay Shirka Jaraa’id ku qabanayaan.

Puntland Ayaana u muuanayn inay Qorshe U samayso Ciidamada Kusoo Biiraya Puntland ee Tirada Badan isla Markaasina Intay Niyada  hayaan puntland Ay Qorshe Ku dagaal galiso Soomaliland Ka Dhan Ah.

Ciidamadani Tirada Badan ee kusoo biiraya Puntland Xili soomaliland Wali gacanta Ku hayso Magaalada laascaanood,sanadkii hore Sida Hada ka taagan sanaag oo kale waxaa malain kasta dadka Beelaha Gobolka Sool iyo beelaha kale Keenayeen  Agabka Difaaca Iyo ciidamada Hbkooda Sool.

Si Looga saaro Gobolka Soomaliland Kooxda haysta  sanadaha Badan ,waxana Ciidamadi Ku kala Tageen Niyad jab Duleedka Tukaraq.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*