DAAWO VIDEO:Madaxweyne Axmed Madoobe Qudbad Calaacal Jeediyey “Qudbad Hore Looga Baran”

Madaxweynaha Jubbaland Ayaa ka Sheekeyey Taarikhda Soomaaliya Soo martay,Waxaa uu ka Sheekeyey waxa Iyaga Iyo dowlada faderalka Ka Dhaxeeya Khilaafka Ka Taagan.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo xilligana uu khilaaf xoogan kala dhaxeeya Dowladda Federaalka ayaa soo badnhigay waxyaabaha ugu waaweyn ee keenay khilaafkaas iyo waxa ay ku heystaan madxda Dowladda federaalka.

Wuxuu Ku macneeyey Madama uu madaxdii Hore Dowlad Goboleedyada Ka Tirsana Lagu haysto Inuu Ka Baxo Meesha.

Hoos Video ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here