DAAWO VIDEO:Madaxweyne Deni “Dowlada faderalka Midnimo Bay Rabta waxaana ka Shaqeynayna Midnimadaasi Iyo Heshisinta Kala Aragti Duwanaanta Jubbaland.

Madaxweynaha Puntland iyo Wafdiga uu Hogaaminayo Ayaa Gaadhey Magaalada Kismaayo maanta,Waxayna Halkaasi Kula Kulmeen Soodhaweyn Saraysa,Madaxweynaha Puntland oo u Muuqanaya Inay Dowlada Faderalka Isku Soo Dhawaadeen Waxaa uu Sheegay Inay Midnimo Rabto Dowlada Faderalka.

Waxaa uu Intaasi ku daray Madaxweynaha Puntland Inay ka Shaqeynayaan kala Aragti Duwanaanta  Siyaasinta Jubbaland Iyo waliba Inay isku keenaan Siyaasinta Kala Sheeganaya Madaxweynaha jubbaland.

“Dowlada faderalka Midnimo Bay Rabta waxaana ka Shaqeynayna Midnimadaasi Iyo Heshisinta Kala Aragti Duwanaanta Jubbaland”Ayuu Yiri Deni

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*