DAAWO VIDEO:Madaxweyne Deni oo Niyad Jabiyey MD Axmed Madoobe Tageero Umuujiyey Dowlada Faderalka.

Madaxweynaha Puntland Ayaa Sheegay Inuu Dowlada Faderalka kala Shaqeynayo Khilaafka maamul Goboleedyada  In lasoo Afjaro.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Boosaaso, kadib Caleema Saarkii Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Madaxweyne Deni ayaa mahadbalaadhan u jeediyey shacab weynaha magaalada Boosaaso, isimada, nabadoonada , Wax-garadka, siyaasiyiinta, masuuliyiinta Goleyaasha Dowladda, saraakiisha ciidamada, maamulka Gobolka, kan degmada iyo masuuliyiinta kale ee sida diiran ugu soo dhaweysey garoonka caalamiga ah ee magaalada Boosaaso isaga iyo weftigiisa.

https://youtu.be/VJJX-oJH4T4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here