DAAWO VIDEO:Netanyahu oo Inkaarti Reer Falastin Kasoo Baxday Iscasilad Iyo Maxkamadayn Isku Raacay.

Raiisel wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ku dhawaaqay inuu siinayo  In La soo dhiso xukuumad cusub ka dib markii uu ku guuldaraystay in uu sameeyo isbahaysi kadib doorashadii baarlamaanka ee labada Jeer Dhacday.

Netanyahu, oo madax ka ah xisbiga Likud ee garabka midig isla markaana wajahaya xukun Maxkamadeed oo Culus  seddex arrimood oo musuqmaasuq ah, ayaa rajeynayay inuu soo dhiso dowlad “midnimo” ballaaran oo uu la galo ninka ay isku hayaan, madaxii hore ee militariga Benny Gantz.

Laakiin isniintii 70-jirka ayaa sheegay inuu soo gaabiyey, isagoo ku dhawaaqaya Inuu Guuldaraystey Muuqaal uu Soo Dhigay boggiisa rasmiga ah ee Facebook in kastoo kashaqeynayay “dadaal la’aan” si maamul loo dhiso Gantz haddana marar badan ayaa la dhalleeceeyay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*