DAAWO VIDEO:Odaaysha Caare oo Muuse Biixi Cabdi Waji Xumo Kala Kulmay mar kale ,Caare oo dagaalkiisi Soo celinaya

Odayaasha iyo wax garadka Gobolka Sanaag Ayaa Mar kale Waji Xumo kala Kulmay Muuse Biixi Cabdi,Taasi oo Ah Diidmada Iyo Soo jeedinta Odayaasha Caare Muuse Usoo Jeediyeen Dhowr Arimood oo nabada Sanaag u Arkeen Inay Ku Jirto.

Caare Ayaa Sheegay In Odayaasha Ku Qasbayeen nabada Lakaiin uu Ogaa Inuusan Muuse Biixi cabdi Ahayn Nin Nabadeed Xiliganina uusan Uga Baahnayn Cafis Muuse Biixi.

Dhanka Kale Odayaasha Ayaa Qaar ka Xanaaqeen Shirka Ugu danbeeyey,waxayna Sheegeen Inay nabad Uga So tageen Guryahooda Muuse Biixina Isku haynta dastuurka U Sheegayo.

Halakani Hoose Muuqaalka ka daawo

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. Muuse Handaraab waa askari nin askari ah ma yaqaano ixtiraamka uu leeyahay Suldaan ama salaadiin ama nabadoono ama caaqilo. askari wuxu fahma oo keliya ninkan waa kaa sareeyaa oo janaraal ama waa korneel.

    Salaadiintu wey ku mahadsanyihiin hawsha ay qabteen korneel caarena gacantiisu wey u furan tahay oo wuxu doono ayu sameyn doona.

  2. Asc Suldaan Dabka salaan sare iga hano.

    Haddaan soo arkay hadalkaad ka qortay xilka madaxweynaha Puntland oo tiri Warsangeli safka dheer buu gadaal kaga jirayaa intuu soo gaari doono hahaha. War suldaan saad moodday maahan sxb ka raali noqda. Waxay xaqiiqadu tahay in Warsangeligu ka sii sareeyaan jagada hoose ee madaxweyne oo xilka ugu sareeya ka hayaan Puntland oo idil. Waa xilka kulminaya siyaasadda iyo dhaqanka iyo bulshada oo ah hoggaan guud.

    Madaxweynuhu waa shaqaale xun suldaan saad ogtahay waxaana ka sareeya xilka madax dhaqameedka ay Warsangeligu hoggaanka guud ka yihiin oo la’ aantooda Puntland aanay jirteen marka runta laga hadlo. Markay Garoowe noqoto Suldaan Siciid Cali Ciid baa kun jeer kaga ixtiraam badan madaxweyne Siciid Deni. Saas weeyaan ee la soco suldaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*