DAAWO VIDEO:Qamar Suugaani Xaaskiisa Oo Afka Qaylo Furatay Ugbaad Aragsan Xaalad Xasaasi Ahna Ka Hadashay

Sidaad Wada Aragtaan Warbixintaan Waa Xaaska Qamar Suugaani Oo Afka Qaylo Furatay Kadib Dhacdadii Codka Muranka Badan Dhaliyay Ee Laga Sameeyay Ninkeeda Qamar Suugaani,Ugbaad Aragsan Oo Barteeda Facebook Soodhigtay Fariin Qoraal Aad U Xasaasi Ah Ugbaar Aragsan Fariin Qoraalkan Ay Soodhigtay barteeda Facebook Waxa Ay Ku Sheegtay Dad Dano Gaarleh Inay Doonayaan Fadeexad Ama Ceeb Uusan Laheeyn Ninkeeda Qamar In Laga Sameeyay.

Sidaad Wada Aragtaan Ugbaad Aragsan Waxay tidhi Codkaas Laga Sameeyay Qamar Suugaani Waa Waxba Kama Jiraan Oo Dadbaa Doonaya Inay Magaca Xaajigeeyga Ku Ciyaaraan Qamar Suugaani Ceeb Uusan Laheeyn In Looyeelo Waa Wax Aanan Ka Aamusi Karin Naagaha Codka Bilaashka Ah Sooduubayna Xishood Baan Faraya Sideebaad U Aragtaan Arintaan Saaxiibayaal Figradiina Qeybta Hoose Comment Nagula Wadaaga , Sida Inagu maqaal Ah Codka Qamar Suugaani Waalaga Sameeyay Adduunkana Majiro Qof Asaga Isduubaya Oo Waliba Is Fadeexeenayo

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*