DAAWO VIDEO:RW Hore Cali Maxamed Geedi oo Ku Dhawaaqay Xisbiga”WADANIGA SOOMAALIYEED”Dowlada farmaajo Tageeray

Raysal Wasaarahii Hore ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi Ayaa Muqdisho Uga Dhawaaqay Xisbiga Cusub ee uu Hogaaminayo  Kaasi oo lagu Magacaabo”Xisbiga wadaniga Soomaaliyeed”waxaa ka Qeyb galay Siyaasin Xisbiyo kale Hogaamiya Iyo Marti Sharaf kale.

Raysal Wasaare Kuxigeenkii Hore Ahna Gudoomiye Xisbi Foosiya Xaaji Aadan Ayaa Ku Tilmaamtay Inuu Xisbiga Cali Maxamed Geedi Qurxiyey Xisbiyada Hore U Jirey.

Raysal Wasaarahii Hore ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi Ayaa Sheegay Inaan Xisbiyada Mucaaradka Loo Dhisin Inay wax Dumiyaan Lakiin Wuxuu Sheegay In Looga Bahan yahay Wanaaga Dowlada Ku tageeraan,Qaladaadkana Si Nidaam Ah Uga saxaan Inay Tahay.

Halkani Hoose Ka Daawo Video

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*