DAAWO VIDEO:Sarkaal ka tirsan Khaatumo oo weerar ku qaaday Denni, Axmed Madoobe, Sheekh Shariif & Madax badan.

Mid ka Mid Ah saraakiisha Khaatumo Ayaa Weerar Ku Qaaday  Madaxweyne Deni Booqashada  Kismaayo,Shir Jaraa’id Ayuu Uga Hadlay Arimo Badan Iyo maamulka Khaatumo.

Halkani Hoose

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Horaa loo yiri af waakane may lagu aamee.Qof walba wuu hadli karaa oo u hanjabi karaa miduusan agtiisa tagi karin.Sargaalka reer khaatumo marka hore ha is xoreeyo.Nin gurigiisa uu nin kale xoog ku dagan yahay maxuu uga dhaaranayaa nin kale oo gurigiisa xornimo ku dagan.War Sargaaloow markaad gacanta ku ndhigtid gurigaaga u imoow Deni iyo Axmad Madoobe oo markaas la xisaabtan.Laakiin intaad duur wareegta tahay oo uu nin kale gurigaagii ku kifaaxayo hadal kuuma yaal ee ka kaca meesha.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*