DAAWO VIDEO:Sir Iyo Xog Fanaanada Hani UK oo Dhib Iyo cay Layskugu Daray Iyo Cida ka Danbeeyey+XOGTA OGOW

Maal Mahani Waxaa Baraha Bulshada Kujira Codaad Iyo Muuqaalo Fanaanada Dhalinyarada Hani UK oo Ah gabadh Dhalinyaro fankani danbe Magac Iyo Maamus wanaagsan Ku leh,Arintaasi oo Sida La Sheegay Ka Bilaamatay Show Ay Qabatay oo Lagu Eedeyey Inay lacagta La baxsatay .

Xogta Ilaa Hada Sida Ku cad waxaa Jira Inay Ilaa Hada tahay Qofka Dhibanaha ,Isla Markaasina Gaf Lagula Kacay Iyadoo Lagu Tilmaamay Inay lacagta La baxsatay,Anidoo raacaya Inta Aan ka Ogahay Qofka Fanaanka Markuu Showga Qabanayo waxaa Jira Dhowr Arimood oo Ay Muhim tahay In la Ogaado.

Arinta Ugu Horaysa Ayaa Ah,Qofka fanaanka Inuu Xaq u leeyahay Qofka uu Ku kalsoon yahay Inuu U Dhiibto Inuu lacagta Ururiyo.

Arinta Labaad ee Ah Inay lacagta qaadatay oo la Baxsatay,Sidoo Ayey Ku Dhaci kartaa Qof Isaga Hotelka Degan Inuu Baxo Iyadoona Lacagta uusan Bixin oo xataa Sharcigiisa Laga Qoro.

Arinta Sadexaad,Codadka Lasoo Gudbiyey Dhamaan Waa la Jar Jaray oo waxaa laga Soo Qaatay 1 Daqiiqo ,Maxaa loo jar Jaray Codadka?

Arinta kale ee Gabadhani Ku dacwoonayso Waa In iyada la Dhacay,waxaana Marag Madoonto U Ah Iyadoo la Haysto Dhinaca ,dal Sharci leh Qof Sidee Iskaga Baxsan karaa,waliba Iyadoo la Ogayn Showga Uga Bixi Kartaa,gabadha Lacagta Iyadoona la Ogayn U Bixi Kartaa?

Video Hoose daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*