DAAWO VIDEO:SIR NAXDIN LEH Codad laga Helay Dilkii Khajooji Sucuudiga 5 Qof Dil Ku Xukuntay

Xog Macluumad uu Qoray Washiton Post Wuxuu Sheegay In Xubnaha Sucuudiga ku eedeeyeen In Dilkani ka Danbeeyeen ee Dilka Lagu xukumay Laga Yaabo Inay Been Abuurtay Madama Aysan Jirin Cadaymo Muujinaya Magacyadani Iyo Xukunkooda Maxkamada Toona.

Warbxino madax banaan Ayaa Sheegay In Boqortooyada Sucuudiga Iyo Boqor Sugaha Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan Ay Xubnahani U Direen Inay Keenaan Dalka Sucuudiga Iyagoo Ugu Hanjabaya In la Dilo Ama uu Ogolaado Si Qarsoodi Ah Garoonka Diyaaradaha Turkiga Uga Soo Duulo Isagoo Xubnahani La Socda.

Balse Wuu Diidey taasi,waxayna Xubnahani Ugu Danbeyn Fuliyeen Dilka Jamaal Khajooji oo Loo Isticmaalay Kuumiko Baabi’inaysa Jirkiisa Si Ana Loo Ogaan.
Sidaasi Ayey Ku Doodayaan Boqortooyada Sucuudiga oo Hada u Muuqanaysa Inay Masuuliyada qaadatay.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*