DAAWO VIDEO:Suldaanka Garxejis oo Sheegay Caare Inuusan waligii Nabad La Galayn Muuse Biixi,Nabadna Aysan Dhacayn.

Qaar Ka Mid Ah iisimada Garxejis Ayaa Diidey Nabad  Galyo Kornayl caare uu la Galo maamulka Soomaliland,waxaana uu Diidey Nabadaynta Maamulka Iyo Jabhada Laga Dhex wadey.

Suldaanka Garxejis Ayaa Diidey Nabadayntaasi Laga Wado Caare Iyp Maamulka Soomaliland,Xili Horay Muuse Biixi U Diidey Cafis In Loo Fidiyo Caare.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here