DAAWO VIDEO:Turkiga oo Galay Dagaal Xun oo Israil Iyo Sucudiga Iska Kaashanayeen.

Turkiga Ayaa Lugaha La Galay Dagaal Ka Weyn Sidii Markii Hore uu Filayey,Iyadoona Dagaalka Siyaasada Aduunka ee Laba Wajiilaha Ah U Muuqanayso Inay Uga Baxayaan Garabyo markii Hore Turkiga uu Ku xisaab Tamayey Inuu Is Dhinac taagayo dagaalkaasi.

Waxaa ka Mid Ah Dowlada Suuriya oo Markii Hore u Arkaysey kooxda Kurdiyinta Inay Yahiin Kooxo Dhibaato Ku Ah Siiriya Awoodo Shisheeyana Xirir la Leh,hada waxay u Muuqanaysa Inay Dowlada Siiriya Aamintey Baroorti Carabta Ugu Barooranayeen In Turkiga Ku Socdo Qabsasho dalka Suuriya Iyo Dhul Carbeed.

 

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Aragtidaada Halkani Ka Dhiibo Waan Fasaxi Doonaa

Your email address will not be published.


*