DAAWO VIDEO:Xildhibaan Jeesow oo Kabaha La Dulmaray Xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif”Hadii Nin Is Cumaamaday Tageereen Farmaajo Ayaan Ku Caleema Shubayna Mar kale”

Xildhibaan Aamin Jeesow oo ka Mid Ah mudanaaysha Barlamaanka Soomaaliya Ayaa Weeraray Madaxdi Hore Dalka Soo maray Iyo Adan bare Ducaale,Waxaana uu Ku Dhaliilay Shirkii Ay ka Qeyb galeen Kismaayo Iyo Qaabka Uga Qeyb galeen.

Xildhibaan aamin Jeesow Ayaa Sheegay Mar hadii xasan Sheekh maxamud Iyo Sheekh Shariif Doorasho Shaqsi Is Doortay Tageereen,Looga Bahan yahay In farmaajo Dib Loogu Caleema saaro Ayna tageeraan Muqdisho Dhinac Looga Dooranaya.

Waxaa uu Hadalo Adag ku Weeraray Gudoomiyaha Aqlabiyada Barlamaanka Kenya Adan bare Ducaale inuu Soomalinimada Ka Tagey.

Halkani Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here