DAAWO VIDEO:Xog Labada Wiil lacagta Ka Dhargey oo Turkiga In La Gadoomiyo Ku Baaqay Kadib Weerarki Kurdish

Imaraadka Iyo Sucuudiga Ayaa Si isku Mid Ah U Cambaareyey Weerarka Militry ee Ciidamada Turkiga Ku Qaadeen Kooxda Kurdiyiinta,waxayna Labada Nin ee Dhalinyarada Dalalka Hogaamiyaa Maraykanka Ku Tageerayaan In la Gadoomiyo dalka Turkiga.

Hoose ka Daawo Warbixin

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*