DAAWO VIDEO:XOG Waa Kuwee Siyaasin Lacag Ku Qaadatay Dhibaatada Somaliya Duminteeda Qaranka Soomaaliyeed

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay inay dacwad ka dhan ah Xukuumadda u gudbiyeen Maxkamadda sare ee dalka.

Shir jaraa’id oo uu goor dhow xarunta Xisbiga ku qabtay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa sheegay in gal dacwadeed ka dhan ah Xukuumadda ay u gudbiyeen Maxkamadda sare oo ku saabsan tallaabadii dhowaan lagu xayiray Sheekh Shariif, xilli uu ku sii jeeday Kismaayo.

Waxaa uu sheegay in tallaabadii lagu xayiray Sheekh Shariif ay aheyd mid sharci darro ah, sidaas darteed Maxkamadda sare ka gudbiyeen dacwad ka dhan ah Xukuumadda.
Tallaabadii todobaad ka hor lagu xayiray Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ayaa ka dhalatay xaalad siyaasadeed oo keentay in Xisbiyada siyaasadda ay ku dhawaaqaan isbaheysi.
———
Mucaaradka
Hadaba waxa la Yaabka Leh Ayaa Ah In Mucaaradka Dowlada oo Kala Hogaamiyaan Labadii madaxweyne ee Hore xasan Sheekh Iyo Sheekh Shariif Aysan Ilaa Hada Cambarayn In Soomaaliya Hawadooda Diyaarad Ku Xad Gudubto.

Mucaarad Ayey Soomaaliya Siyaasintooda Qaladka Fahmin,Hadii Mucaaradka Ay Dhibayso Dhibaatada Soomaaliya Sida Dowlada u Canbaraynayaan Talaabadeeda Jubbaland Maxaa Diidey Inay Sidoo kale U Cambareeyaan Wixii Dhibaato Ku Ah.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*