DAAWO:- Wararkii ugu dambeeyay Rabshadihii Kismaayo iyo Garoowe + Arimo siyaasadeed oo ku lug yeeshay.

Magaalada Kismaayo waxaa maanta isugu soo baxay dad ka soo horjeeda dil xalay magaalada loogu geystay Nabadoon lagu magacaabi jiray Xaaji Saciid Ciise Cabdi oo rag hubeysan toogteen xili uu ka soo baxay Masjid uu ku soo tukaday Salaada Cishaha.

Dibad bax kale oo ka dhacay Garoowe ayaa la sheegay in ay dhigayeen dad ka soo horjeedaan dil Askar ka tirsan ciidamada Puntland uu xalay qof shacab ah ugu geystay magaalada, iyaga oo maamulka Puntland ka dalbanaay in cadaallada la horkeeno Askariga dilka ka danbeeyay.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. Axmed dhuxuleeste qof walba oo ka hadla maamulka xaqdarrada ah oo uu Kikuuyada la suubistay wuu dilayaa, odaygaa Yar oo gacan ku dhiiglaha ah mardhow maxkamadda adduunka ayuu tagi doonaan insha allaah,kaligii maa aha qaar badan oo shacabka jubooyinka xasuuqay ayaa la mid ah,maa nasan doonno haddii aan nahay shacabkaas illaa aan maxkamad geeyno,gacan ku dhiiglayaashaas xaaraanta ku haysta Jubaland, axmad dhuxuleeste sidii cabdi ileey ayaa u dambayn doonta, islaamaha MJ oo khaladka iyo qabiilka ku taageeroow ogaada Jubaland xaafad Kismaayo ku yaal ayaad la degtaan, tuulo Yar xitaa kumaa lihidiin jubbbbbbbbbalaand.

  2. Atariisbo, ku Mee islaantii yarayd oo maalin dhahda Daarood,maalinta kale Kablaxlax,maalinta kale Harti maalinta ugu dambaysa dhahda Maxamuud Saleemaan, nacallaa wajigaada ku yaal laga roonayaal

  3. Dhabayaco oo awalba islaantii keentay,Majeerteen wiilkii ay islaantii wadatay ayuu odaygii guursaday,halkaa iyo dhinaca Ethiopia ayey kala timid,magaca Majeerteen xitaa maa aha magac Somaaliyeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*